Ciidanka Qaranka Somaliland iyo dabaal degii 18 May 🇭🇺 The National Army of the Republic of Somaliland celebrates the 34th anniversary of the country's regaining of independence 🫡 #shiineculay #somaliland #somalilandtiktok #18may💚🤍❤️
Shiine Culay oo hada diyaarad shidaal ku soo shubtay ayaa u soo duulay Hargeysa 🛫 Jamhuuriyada Somaliland Hambalyo 18 May 🇭🇺 Beri subax 11:00 ayaan soo degayaa, Insha Allaah #shiineculay #fyp #somaliland #18may💚🤍❤️
Sida sharafta iyo gobonimada leh ee aad ii soo dhoweyseen hadal kuma soo koobi karo 🇭🇺 Jamhuuriyada Somaliland ha guulaysato, horumarkeedu ha waaro oo shacabkeedu ha is raaco Ceelaayo ilaa Lawyacado 💪 Nabad 🕊️ Midnimo 🤝 #shiineculay #fyp #somalilandtiktok💚🤍❤ #18may💚🤍❤️