macanaha Ayada👇❤️🩹✊️ (7) Haddii aad wanaajisaan falalkiina iyo hadalkiina, naftiinna uun baad wanaajiseen; maxaa yeelay abaalmarintu idinka uun bay idinku soo noqon, haddaadse xumaan samaysaan ciqaabteeda idinka uun bay idinku soo laaban, kolka uu soo dhawaado xilliga fasahaadinta labaad waxaan mar kale idinku sallidaynaa cadawgiinna; si ay idiin dulleeyaan oo ay idinkaga adkaadaan, oo markaasi wejiyadiinna ay ka muuqato raadadka ihaanada iyo dullinimada, iyo si ay “Baytul Maqdis” idinkugu soo galaan oo ay u kharribaan sidii ay markii hore u kharribeen, si dhammaystiranna u burburiyaan wax kasta oo ay gacantooda gaarto.#khadarkeey #xamaraawi_Noor